Milateriga Turkiga oo howlgalkii la sugayey ka bilaabay Woqooyiga Siiriya (Sawirro)

Ciidamada Turkiga ayaa billaabay howl-galkii militari ee muddada la qorsheynayey ee Waqooyiga Syria, si looga sifeeyo ciidamada Kurdish-ka ee ay ugu yeereen argagixisada. Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku dhowaaqay billowga howl-galka, oo uu ugu yeeray “Guga Nabadeed”, waxaana uu sheegay in looga dan leeyahay cirib-tirka halista argagixsada ee ka dhanka ah Turkey. Ciidamada Dimoqraadiga … Continue reading Milateriga Turkiga oo howlgalkii la sugayey ka bilaabay Woqooyiga Siiriya (Sawirro)